WAR DEG DEG AH DAAWO: Dowladda Puntland oo amar degdeg ah kasoo saartay diyaarad ka degtay Buuhoodle.

Madaxweyne ku xgeenka dowladda Puntand ayaa sheegay inaysan diyaarad aysan ogayn Punltand ama la socon xogtooda inaysan ka dagi karin magaalaada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.

Go’aankaan ayaa ka dambeeyay kadib markii dhawaan magaalada Buuhoodle ay ka dagtay diyaarad ay la socdeen samafalayaal ajnabi ah oo gargaar daawooyin ah gaarsiiyay halkaas, iyadoo wasaaradda duulista Puntland ay sheegtay diyaaradaas inaysan kusoo wargelin Puntland

Madaxweyneku xigeenka dowladda Puntland ayaa sheegay inaysan dowladdu hor istaagayn in dadka gargaar la gaarsiiyo, basle wuxu sheegay in loo baahan yahay in  la hubiyo duulimaad kasta oo ka dagaya dhulka Puntland, sababo amni awgeed.

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Wiilwaal says:

    Adiga iyo Gaas waxaad dooneysaan inaad tolka kala geysaan, wax aad u qabateena ma jirto, Gaalkacyo ka soo dhammaada marka hore ka dib Buuhoodle ka hadla.

  2. mohamud m ali. ku magac dheer,,,,libaax says:

    wiil waal,,,anaa kuu jawaabaayo….marka ugu horreyso magacaada baa runta sheegay waxaad dooneysaa in aad isku dirto dad walaal ah oo iyaga oo dhen lagu laayay koonfurta somalia meesha layiraahdo muqdisho,,,waad aragtaa sida puntland ey ka sharaf baden tahay dhulaalka kale ee somalia,,,dadka somaliyeed runta majecla puntland waxay soo dhaweysay umada somaliyeed oo dhan,,,,marka waxaad doonaysaa in ey puntland noqoto koonfurta,,,ilaah nabada ha u sii xoojiyo puntland waa wax garad kii somaliyeed,,,,bax xamar tag nafta bixi maa hee aqki majiro 27 sano,,,puntland ilaah ha gaarsiiyo meesha ey u socoto dagal baad rabtaa adeer xamar iska tag,,,,shacabka puntland qabyaalad waxay u arkaan waxa nolosha bur bursho,,via puntland




.

.