War deg deg ah oo Galkacyo naga soo gaarey iyo madaxweynaha dowladda Puntland oo ku wajahan dalka…

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu kahelayno magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in madaxweynaha dowladda Puntland uu safar ugu wajahan yahay dalka Itoobiya.

Safarka madaxweynaha aya alagu soo waramayaa inuu salka ku hayo dhammaystirka heshiis mashaariic horumarineed looga fulinayo Puntland oo horay labada dhinac u dhexmaray.

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali, ayaa dhowaan sheegay in Itoobiya Puntland ka fulin doonto mashaariic dhowr ah.

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

Shirkado Xariir Nala Leh