War degdeg ah oo nagasoo gaaray gobolka Mudug iyo xayawaan aan loo horey oo laga helay…..

Deegaano hoostaga degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa lagu arkay Xawaan aan horay loogu arki jirin deegaanadaasi kaas oo muuqaal ahaan Shinbir u eg.

Cabdikariin Xassan Xuseen oo kamid ah dadka kunool deegaanadda Ceel dhannaaanne iyo Dhinawda ayaa sheegay inuu arkay Xayawaankan uuna dheerer ahaan le,egyahay Shinbirta Goroyada ah dhasheeda isla markaana uu duulayo.

C/kariin Xassan ayaa sheegay inuu qaybta Caloosha xigta Jirkiisa Shinbirkan ay madowdahay muuqaalka kale ee jirkiisana ay cadahay sida uu sheegay C/kariin Xassan Xuseen.

Dhankale Nabadoon Cismaan Cali Cilmi oo kamid ah dadka Khubarada xayawaanka ah wuxuu ii sheegay in Xaywaankan uu u egyahay Hablo  Habeed oo Xiligii Dawladii Hore Soomaaliya wadanka ugu danbaysay.

Post Comment