Daawo Barnamijka QormiyoQoraal iyo Waiye Siciid Mahad Maxamed.

IMG_20170501_082341

ku soo Dhowada Barnamijka Qormiyo Qoraal waa Barnamij uu idin Soo diyaariyo Wariye Siciid Mahad Maxamed isla markana uu kaga hadlayo Sida uu uwanagsan ee uu Qofka Bini,adamka ah u Maarayn karo Waqtigiis.

Barnamijka waxa Marti ugu ah Aqoonyahayn Bashir C/qadir Moxamed Bashiir Sulay oo Qoray Buug uu uga Gadlaayo Tahriibka.

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.