Daawo-Muuqaal naxdin badan iyo xidiga Liverpool James Milner oo Dinosaur ku joogsatay xaaladdiisa caafimaad

Xiddigaha Kooxda Liverpool ee Nathaniel Clyne,james Milner iyo Roberto Firmino ayaa ka soo muuqday xayaysiis ay u samanayee “Nivea Men”.

“Nivea Men” ayaa ah wax ay ragu garka ku xiirtayaan waxa ay u samaynayeen xayasiis iyaga oo sidoo kale xayaysiiska lagu dhex arkay Steven Gerrard.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Laakiin Muuqaalka dhexdiisa ayaa lagu dhex arkay Arin argagax leh kadib markii xiddiga James Milner oo Gaarigiisa Fuulay ay Ku istaagtay Dinosaur

Post Comment