Daawo Barnamijka Qormiyo Qoraal iyo Wariye Siciid Mahad Maxamed

IMG-20170512-WA0000

ku soo Dhowada Barnamijka Qormiyo Qoraal waa Barnamij uu idin Soo diyaariyo Wariye Siciid Mahad Maxamed isla markana uu kaga hadlayo Sida Dhalinyaradu u hor marin karto Dalkoda, Wadooyinka lo mari kari MArka Dhalinyaradu ay Horumarinayaa Dalkoda iyo Faa,idooyinka laga helaayo Marka Dhalinyaradu Horumariso Dalkoda.

Barnamijka waxa Marti ugu ah Aqoonyahayn Aqoonyahan C/rahman Omar Ismail Wabari oo kamid ah Aqoonyahanada Somaliyeed.

Halkan Ka daawo Barnamijka Qormiyo Qoraal:-

 

Post Comment