Daawo Barnamijka Qormiyo Qoraal iyo Wariye Siciid Mahad Maxamed

1494557606317

ku soo Dhowada Barnamijka Qormiyo Qoraal waa Barnamij uu idin Soo diyaariyo Wariye Siciid Mahad Maxamed isla markana uu kaga hadlayo Dhibatada Qaadku leyahay, Cudurada uu sababo iyo Silo layskaga dayn karo.

Barnamijka waxa Marti ugu ah Aqoonyahayn Aqonyahan Maxamoud Ahmed Tollman  oo kamid ah Aqoonyahanada Somaliyeed isla Markana ku nool Magaaladda Muqdisho Ee Caasimadda Somalia.

Halkan Ka daawo Barnamijka Qormiyo Qoraal:-

One thought on “Daawo Barnamijka Qormiyo Qoraal iyo Wariye Siciid Mahad Maxamed

  1. Waxay macahan comments on this topic , lakiin puntlandnews siinayo oo ah iska joojiya wararka adan hubsan oo ka qadatan websiteka warqaad.com , you do copy and paste fadlan waa ceeb

    Reply

Post Comment