Daawo-Cristiano Ronaldo iyo Fábio Coentrão oo tababarkii Real Masaarico u bedeley kee adkaaday.

Kooxda Real Madrid ayaa ku jirta diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ay isugu diyaarinaysay kulanka xasaasiga ah ee ay sabtida la ciyaari doonaan kooxda Juventus ee ah finalka champions league xilli ciyaareedkan.

Xerada tababarka Real Madrid ayay ka dhacday Arin cajiib ah taas oo ah in xiddigaha isku dalka ah ee Cristiano Ronaldo iyo Fábio Coentrão ay garoonkii tababarka u badaleen meel musaarico.

Post Comment