Jariirada AS Oo Saadaalisay Shaxda tababare Ernesto Valverde ee xilli ciyaareedka dambe iyo Barca

Valverde ayaa soo bandhigistiisii shalayto waxa uu ku balanqaaday inuu Barcelona gaarsiin doono heer ka sareeya halkii ay hore u gaartay, waxaana la filayaa inuu ka dhex muuqdo suuqa kala iibsiga xagaaga si uu u xaoojiyo kooxdiisa.

Jariirada AS ayaa saadaalisay labo ciyaartoy uu Valverde soo iibsan doono oo qeyb ka noqon kara shaxdiisa xilli ciyaareedka soo socda, waana daafaca midig ee Arsenal Hector Bellerin iyo xiddiga khadka dhexe ee Man United Ander Herrera oo labadaba ku jira xulka Spain.

40F779D000000578-4559086-image-a-145_1496242297539 Capture

Post Comment