Magacyada iyo Sawirada 10 ka Xidig ee ugu fiicnaa khadka dhexe qaarada yurub

Waxaa lasoo saaray qiimeyn lagu Sameeyey 10 ka Cayaaryahan ee ka dheesha khadka dhexe ee ugu fiicnaa dhamaan Horyaalada kala duwan ee qaarada yurub kuwaas oo ahaa kuwii ugu Waxqabadka fiicnaa kooxahooda.

Hadaba waa kuwee 10 kaas Xidig?

9. Granit Xhaka (Arsenal) and Roberto Gagliardini (Atalanta/Internazionale) –84.5%

8. Thiago Motta (PSG) –85%

7. Toni Kroos (Real Madrid) –86.5%

5. Marek Hamšík (Napoli) & Marco Verrati (PSG) –87%

4. Ander Herrera (Man United) –88%

3. Naby Keita (Leipzing) –88.5%

2. Paul Pogba (Man United) –89%

Generated by IJG JPEG Library

1. Thiago Alcantara (Bayern) –90%

Post Comment