Sawir argagax leh-Kani waa daaficii hore ee Real Madrid Raul Albiol oo madaxa laga gooyey madhabbaa

Mid ka mid ah Cayaartoyda Caanka ah ee Caalamka oo dhan laga yaqaan Raul Albiol ayaa sameeyey sheeko layaab leh kadib markii uu bartiisa Instagram soo dhigay Sawir muujinaya isaga oo Madaxa ka Go an.

Xidigaan oo hada u dheela kooxda Napoli ee dalka Talyaaniga ayaa dalxiis ku jooga xeeb kutaala dalkiisa Waxaase uu Sameeyey Wax dunida ka Naxday kadib markii muujiyey Sawir Madaxa oo laga Gooyey muujinaya waana ay dadka u dilaan ururada loogu yeero Argagaxiso.

Raul Albiol  ayaa Madaxiisa ku duugay Ciid kadibna waxa uu is agdhigay Madaxiisa oo Sawir ah Waxaana loo qaatay in uu yahay Madaxiisii oo lagooyey isaga oo Sawirkaan soo dhigay bartiisa bulshada aad ayaana loola yaabay waxa uu sameeyey Cayaaryaahnka dalka Spain ee Raul Albiol.

1-127

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.