TOP 5-Shantii goal ee ugu quruxda badnaa ee uu dhaliyey Mohamed Salah.

Kooxda Liverpool ayaa la filyaa in ay saxiixa Mohamed salah ku dhawaaqdo maalinta bari ah ama maalinta khamiista ah kadib markii ay kooxda Roma kala heshiisay qiimaha xiddigan.

Salah ayaa noqon doona xiddigii ugu qaalisan ee ay Kooxda Liverpool kala soo wareegto suuqa kala iibsiga isaga oo rikoorka ka jabiyay Andy Caroll oo ahaa xiddigaha ugu qaalisan.

DAAWO

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.