DEG DEG+SAWIRRO-Xabaal wadareedyo ay kujiraan 38 ruux oo laga helay deegaanka…

Jimciyadda quruumaha ka dhexaysa ee Qaramada midoobey ayaa shaaca ka qaaday in lahelay xabaal wadareedka 38 ruux oo lagu diley dagaalada u dhexeeya ciidamada Jamhuuriyadda dimuquraadiga ah ee Congo iyo shacabka kacdoonka wada ee dalkaasi.

 

Meydadkaani lahelay ayaa la micno ah in la aqoonsaday ugu yaraan meydadka 80 ruux, sida uu sheegay howlgalka qaramada midoobey ee dalkaasi dhaca bartamaha qaaradda Africa.

Xabal wadareedyadii ugu dambeeyey ayaa waxaa laga helay deegaamada Diboko iyo Sumbula oo dhaca deegaanka xuduudka ah ee Kamonia.

68c9a5765297483a882126d3db2c994c_18

Post Comment