WAR DEG DEG AH-dhegeyso Alshabaab oo caawa ilaa maanta shacabkii ugu badnaa ka soo afduubtay gobolka …

Warbaahinta ayaa tabinaysa in dadka baabuurkaasi lagu afdubtay ay ku jiraan saraakiil sare sare oo dowladda Kenya ka tirsan.  Weerarkan ayaa imanaya ayada oo ciidamada Kenya ay Lamu iyo deegaanada ku dhow ka wadaan howlgal la sheegay in halkaas looga sifeynayo maleeshiyada Al-Shabaab.

 

Post Comment