WARBIXIN XASAASI AH-Kudhowaad 800 oo shacab ah ayaa bishii lasoo dhaafay lagu diley gudaha…

Kooxda dabagalka dagaalada Suuriya iyo Ciraaq ee fadhigeedu yahay wadanka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday in bishii lasoo dhaafay diyaaradaha dagaalka ee dalka Maraykanku ay dalalkaasi ku dileen 744 ruux oo shacab ah.

 

Kooxda ayaa shaaca ka qaaday maanta oo Arboco ah in duqaymaha shacabka lala beegsanayo ay noqdeen kuwa aan loo meel deyin, islamarkaana loobaahan yahay in lakala saaro dadka shacabka ah iyo kooxaha la bartilmaameed sanayo.bcb7bc24-45d1-4f9a-9a88-37d74af8b9f4

bcb7bc24-45d1-4f9a-9a88-37d74af8b9f4

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.