War deg deg ah oo hadda Muqdisho naga soo gaarey iyo wasiir katirsan xukuumadda Soomaaliya oo maanta…

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu kahelayno magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in wasiirkii maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ay ku dhegan yihiin xildhibaanada Soomaaliya.

Wasiirka oo barlamaanka hordhigay miisaaniyad sanadeedka ay dejisey xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa su’aalo kulul arrimahaasi ka waydiinaya barlamaanka Soomaaliya oo ilaa saaka furitaankii kulanka barlamaanka su’aalo isdaba joog ah waydiinaya.

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.