DEG DEG-Alshabaab oo dishey mid kamid ah hogaamiyayaasheedii xagee ka soo jeedaa+sababta

Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay in Al-Shabaab ay dileen Mustafa Hassan Mohamed oo ka tirsanaa Al-Shabaab , islamarkaana kasoo jeeday dalka Kenya Shabaabna ku biiray sanadkii 2015 ta ka dib markii ka baxsaday Iskuul ku yaalla dalka Kenya.

Warbaahinta Kenya oo soo xiganaysa Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Kenya ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dileen Mustafe ka dib markii ka carooday Qaraxyadda iyo Weerarada Al-Shabaab ee ka dhaca Magaalooyinka Gaarisa iyo Mandeera .

Al-Shabaab ayuu ka hor sheegay in Qaraxyadaasi lagu dilay Caruur iyo dad masaakiin ah oo aan waxba galabsan.

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.