DEG DEG ULA XIRIIR-Ra’iisul wasaare Khayre oo sameeyey ciwaan dadka shacabka ah ay

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa Markii ugu horeysay sameeyay Ciwaan ay Shacabka Soomaaliyeed ay ku soo gudbin karaan Aragtidooda,sida Figradaha,Talooyinka iyo Cabashada intaba.

Ciwaankaan uu sameeyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyrre ayaa ah Fariimaha@opm.gov.so,waxaana Arrintaan ay Fursad siin doontaa dad badan oo aan horay u haysan Meel ay Cabashadooda iyo Figraddooda ku gudbiyaan.

Kheyrre

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.