War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey duleedka Boocame waddooyin xiran iyo madaxweyne Gaas oo…

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu kahelayno degmada Buucame ee gobolka Sool ayaa sheegaya inay xiran tahay wadadii halbowlaha ahayd ee isku xiraysey Boocame iyo guud ahaan dhulka howdka ah ee gobolada Sool iyo Nugaal.

Gudoomiyaha ayaa sido kale dowladda Puntland,gaar ahaan madaxweynaha Puntland ka codsaday inuu gaaro Boocame oo ogaado xaalada dhabta ah ee kajirta halkaas,lana furo wadadaasi oo go’nayd muddooyinkii ugu dambeeyey.

Post Comment