WAR DEG DEG AH-Soomaaliland oo iclaamisay dagaalkii ugu cuslaa iyo ciidakeeda oo ku wajahan…

Maamulka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay ka garab dagaalami doonaan dowlada Jabuuti oo xiisad kala dhexeysa dowlada Eritaria.

Sacad Cali Shire, Wasiirka Arrimaha dibadda maamulka Somaliland ayaa sheegay inaanu dhici doonin inay afka iyo gacanta ka laabtan dagaal ay Jabuuti la gasho dowlada Eritaria.

Wasiir Shire waxa uu tilmaamay in Somaliland iyo Jabuuti ay yihiin dowlado jaar ah, isla markaana uu mideynaayo dhiiga, sidaa awgeedna ay u garab istaagi doonaan dowlada Jabuuti.

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. abdiqani osman says:

    Somaliland maamul maaHa
    waa jamhuuriyad barakaysan
    in sha Allah ilaahayna haku nageeeyo nabada




.

.