WAR DEG DEG AH-Xaaladda oo kacsan iyo khasare kadhashay ciidanka dowladda ee ku sugan buuraha Bari ee…

Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa oo lagu weeraray xarun ciidamada dalka Pakistaan ay ku leeyihiin Waqooyi Bari dalka Pakistaan.

Weerarka ayaa ka dhacay degmada Khyber Pakhtunkhwa oo ku taalla Waqooyi Galbeed dalka Pakistaan.

Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa ah Ciidamo ka tirsan Booliska Pakistaan.

Post Comment