SAWIRRO+WARBIXIN-Kulanka City Vs Liverpool, Halista Agueo, Sturridge oo raadinaya goalkii 1aad iyo arrimo kale

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa sabtida soo socota garoonka ku booqan doonta kooxda Manchester City, iyadoo maanka ku haysa inay ilaashato recordka dhanka guulaha ah ee ay ka haysato.

HALKAAN KA AKHRISO WARBIXINTA+SAWIRRO-

Post Comment