DAAWO MUUQAAL-Maryan Mursal oo sheegtay inay goal ka dhalisay Axmed Cali Cigaal, kuna dhawaaqday inay Puntland..

Fanaanaddda caanka ah ee Maryan Mursal oo socdaal ku maraysa deegaamada Puntland ayaa sheegtay inay goal ka dhalisay Fanaan Axmed Cali Cigaal maadaama ay uga soo horaysay Puntland islamarkaana ay iyadu ku soo dhoweyn doonto xilli uu ku soo wajahan yahay.

 

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.