DEG-DeG: Shacabka Bosaso oo dowladda Talyaaniga ugudbiyay codsi deg deg ah iyo dacwad ka dhan ah madaxweyne Gaas maxay tahay sababta?..

Dowladda Talyaaniga oo laga codsaday inay dhamaystiraan dekadda Bossaso.

Siyasiyiin, waxgarad iyo aqoonyahano reer Puntland ayaa qoraal ay uga codsanayaan dowladda Talyaaniga inay dhamaystiraan dhismaha dekadda Bossaaso u gudbiyey, madaama xilligii burburkii Dowladda Soomaaliya qabyo uga tageen talyaaniga, iyagoo aan dhameyn dekadda Bosaaso.

Shirkad Talyaani ah ayaa dhismaha laamiga isku xidha Bossaso, garoowe iyo dhismaha Dekadda Bossaso waday, taasoo sababtay, kadib markii ay burburtay dowladii Soomaaliya in ay qabyo uga tagaan Talyaaniga dekadda Bossaso.

Qoraalka loo diray dowladda Talyaaniga ayaa ah mid looga soo horjeedo shirkadda. Dpworld ee dhawaan si aan shacabku raali ka aheyn loogu wareejiyey dekadda Bosaso inay ballariso oo muddo sodon sanno iyaga iska maamushaan wixii dakhli ka soo baxa mudadaas dheer.

Warar hordhac ah oo laga helayo dowladda Talyaaniga wuxuu tilmaamayaa in ay ka soo horjeedaan mashruucii horay ay u wadeen dowladda talyniga ee dekadda Bossaso in la wareegaan shirkado faa’iido doon ah ayna doonayaan in dowladda Talyaanigu qabyo dhameystirayan iyaga dekadda Bossaso oo la filayo dhawaan in war cad ay ka soo saari doonan arrimaha dekadda Bossaso.

3 thoughts on “DEG-DeG: Shacabka Bosaso oo dowladda Talyaaniga ugudbiyay codsi deg deg ah iyo dacwad ka dhan ah madaxweyne Gaas maxay tahay sababta?..

  1. mohamud m ali. ku magac dheer,,,,libaax · Edit

    waallahi reer puntland dhibaatada kaa soo gaari karta dekada ilaah baa og iyo qofkii aqli aqoon dheer oo lasocdo dunida is badashay,,,madaxweynaha puntland iyo madaxda dantooda gaarka ah,anigoo ah taageerka ugu weyn ee shacabka somaliyeed gaar ahaan kan puntland,,tanni waa halis ku soo socoto shacabka puntland oo aan awood dheer lahay oo ey iskaga celshaan imaraadka carabta,,waa in taladaan iyo shirkada lala galay 30 sano wax aad ka sheegi kartaan majirto dhulkiinah…ka fiissada

    Reply
  2. Kkkk

    Alla kana qoralkan qoray xasidsana waxasa kadaran nacaska websedka leh ee rer puntalnd ah war waxad rabta qoreysa

    Waa nacsinmad aan hawiya nooga hormaray in aan wax waliba mucardno angoo dan yer leh

    Reply
  3. shacbiga puntland waxad u’ekaten kuwa somaliland oo markasta yirahda birisha somaliland,hada waxad kenten itali hano dhisto dekada magalada ama garoonka galo wax danbe somali uqaban meyso puntland haysku tashato oo suga Dr.gaas waxuu so wada wax ween oo ummadda wax utara,somalidu waxay noqotay in aay lacoloban qofka wax tarka ah,waxay raban qof torogle ah oo iska hadla,qof qofna xooga tafa ugu shuba hase yeshe qoka wadanka masharcida horumarinta wada majela,Dr,marka uu khudbenayo wa laga hadalo cadcad yahay hase ahate marka uu buuga & qalinka isasro waxuu dhalin kara malayiin Dolar,waxad iska ogatan kuwa hadalka badan oo aan waxba kenan.

    Reply

Post Comment