BREAKING NEWS-Weriye caan ka ahaa Jubbaland oo geeriyoodey, sababta+magiciisa.

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya gaar ahaan Isbitaalka Dhigfeer saqdii dhexe ee xalay waxaa ku geeryooday Wariye C/laahi Cismaan Macalin oo ka mid ahaa shaqaalaha TV-ga Jubbaland.

Wariye C/laahi ayaa u geeryooday dhaawac ka soo gaaray qarax ismiidaamin oo 10-kii bishan ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.