DEG-DEG: DAAWO: Waraysi Xasaasi ah Abwaan Sangub oo Si Xun u Bahdilay Itoobiya iyo wararka sheegaya in Ethiopia soo dalbatay.

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Nuh says:

    Abwaan C. Sangub”maqamka iyo mustawaha aad ku leedahay dhamaan Gayiga Soomaaliyeed qofna qoraal kuma soo koobi karo. Waxa ad ka mid tahay dadka fara ku tiriska ah oo Caqli u saaxiib ah’Allhna waxa uu kugu maneystay Maskax furan, Cidina kuguma tineyso Kuwa Calooshood la Ciyaarka ah ama Ciil kama Koraanada ah. Cumriga ad jirto waxa la gaarey xiligii ad ubadan laheyd halkii loo badnaa iyo Allahii ku abuurtay dhankiisa. Walaal Sheydaanka ayaan Xanuunsan Xanuukana waa Nuuc minal imtixaan iyo Qeyb ka mid ah Nolosha Aadanah. In ad Caafimaado iyo in ad safar dheer sii aadid intaba waa wax Gacanta ALLE ku jira waxaana Allah kuu weydiinayaa in uu ku Daahiriyo Culeyska kuugu bedelo FUDEYD. {Aammiin}




.

.