DEG DEG-Dhimashada oo 13 ruux maraysa iyo Soomaali la xansuuqay, xilli ciidamo Oroma ah ay qabsadeen magaalada,,

13 Rag ah oo Soomaali ah ayaa ku dhintay weerar Ciidamo ka tirsan Dowlad Degaanka Oromada Itoobiya ay ku qaadeen Ganacsato Soomaali ah

Weerarkan ayaa ka dhacay degaanka Hawadaay oo ka tirsan dhulka Oromada Itoobiya,waxaana falkaani la sheegay in uu yahay mid aargoosi ah oo ay Oromada u geysteen Soomaalida Itoobiya.

In ka badan 500 Qof ayey iska dileen Ciidamada labada dhinac oo sidoo kalena aan deyneyn dadka rayidka ah,waxaana Sanadkan billowgisii labada dhinac ay heshiis ka gaareen dagallada u dhaxeeyay.

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.