DEG-DEG: SAWIRRO: Taageerayaasha madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ka raadinaya xidlhibaan Mahad Salaad.

Taageerayaasha madaxweyne Farmaajo ayaa magaalada Muqdisho ka raadinaya xidlhibaan Mahad Salaad, oo ay ku eedeeyeen inuu yahay ninka ay dowladda federalka ka harsan weyday.

Boqolaal shacab ah oo watay boorarka sawirka, raysal wasaaraha, guddoomiyayaasha labada aqal ee barlamaanka, ayaa socod ku maray wadooyinka Muqdisho, iyagoo markii kusoo xoomay hotel uu ku jiray Mahad Salaad, waxaana markiiba meesha ka saaray ciidamo ilaaladiisa iyo kuwa katirsan dowladda.

Waxay taageerayaasha dowladda sheegeen inay tilaabo ka qaadidoonaan xidlhibaan Mahad Salaad haddii uusna joojin dacaayada uu dowladda Soomaaliya ka sheegay, iyagoo sheegay inuu isagu yahay dad heshiiska kusoo galay in Ethiopia loo dhiibo shakhsiyaadka katirsan OLNF.


21728376_1466121350139256_3516288572082933788_n
21752057_1466121410139250_5738060582374572066_n 21740399_1466121490139242_4177149734017719447_n

Post Comment