War deg deg ah oo madaxtooyada Puntland naga soo gaarey iyo Puntland oo aan weli go’aan ka qaaday dhiibistii Qalbi-dhagax, xilli wasiir hadlay

Kadib markii ilaa shalay warbaahintu siweeyn u hadal haysay hadal ka soo yeeray wasiirka madaxtooyada iyo xiriirka gobolada dowladda Puntland ayaa waxa soo ifbaxaya warar sheegaya in hadalka wasiirku ku taageeray go’aankii Qalbi-dhagax loogu dhiibay uusan ahayn mid dowladda Puntland kayimid haseyeeshee uu yahay midduu shaqsi ahaan kaga hadlay.

Warar hoose oo Puntlandnews ka heshay madaxtooyada dowladda Puntland ayaa sheegaya in dowladda Puntland aysan wax go’aan ah ka qaadan arrinta Qalbi-dhagax aysana taageersanayn go’aanka loogu dhiibey dalka Itoobiya.

RIIX HALKAAN

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. mohamed sulub says:

    tolow ma dhici karta in puntland dhibato uga timado,wasiirka shaqada kuwayey tagerada uu wasirku tagaray xariga & ugacan galinta itooboya>??




.

.