WAR DEG DEG AH-Ra’iisul wasaare Khayre oo deg deg Muqdisho uga baxaya kuna wajahana magaalada..

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Todobaadka soo socota u kicitimaya magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaasoo uu uga qeyb galayo shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobey ee sanadlaha ah.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo lagu waday in shirkan uu ka qeyb galo markii u horeysay isagoo Madaxweyne ah, ayaa uga baaqday sababo aan la shaacin.

Ilo ku dhow dhow Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in maalinta Axada ee soo socota uu u duuli doono magaalada New York.

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.