WAR DEG-DEG: Ciidamo gadoodsan oo ku hareeraysan guriga Cali Khaliif iyo xaalada Cali Khaliif oo halis ku jirta.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada buuhoodle ayaa sheegaya in ciidan gadoodsan oo ka tirsan kuwa uu horey ugu balan qaaday dr cali khaliif mushaharaad ay la wareegeen hotel cabdi gurey kuwaa oo ku doodayay inay ka doonayaan dr cali khaliif mushaharkii uu horey ugu balan-qaaday

Ciidamada ayaa ah kuwa fara badan  ,waxayna kala xireen wadada hormarta hotelka iyo magaalada buuhoodle inteeda kale sida ay shabakada daldoon u xaqiijiyeen goob-joogayaal ku sugan magaalada buuhoodle

Sidoo kale ciidankan gadoodsan ayaa diiday in la galo ama laga soo baxo hotel cabdi gurey buuhoodle ,waxayna sheegeen iney ka gadoodsan yihiin mushaarkooda oo aanay helin tan iyo markii uu sawirka la galay dr cali khaliif oo horey u sheegay inay u raadinayo mushaharaad bilo ah

qaar kamid ah cuqaasha gobolka cayn ayaa hadda ku guuleystay in ciidamadan meesha ka kaxeeyaan oo ay ku celiyaan goobihii ay ka yimaadeen

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Fiidow Cumar says:

    BISINKA IYO BURDAHA”
    ADUUNKANA HAKU NASAN”AAKHIRANA KA DARAN

  2. Nuh says:

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  3. mohamed sulub says:

    sotii layiri Dr,cali khaliif buhoodle wa laga cayrshay,gormu so noqday?.




.

.