XOG DEG DEG-Mid kamid ah golihi wasiirada Puntland oo xilka laga xayuubiyey, sababta ka dambaysa+Farmaajo..

Xog muhiim ah oo hadda naga soo gaartey magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa sheegaysa in madaxweyne ku-xigeenka ahna kusimaha madaxweynaha dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey uu xilkii ka qaaday mid kamid ah golaha wasiirada.

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland ayaa wararku sheegayaan inuu xilkii ka xayuubiyey wasiiru dowlihi madaxtooyada iyo xiriirka gobolada Bashiir Gurxan oo beryihii ugu dambeeyey ku sugnaa Muqdisho faafiyeyna warar been abuur ah oo uu ku sheegayo in Puntland taageersan tahay dhiibistii Qalbi-dhagax.

War deg deg ah oo madaxtooyada Puntland naga soo gaarey iyo Puntland oo aan weli go’aan ka qaaday dhiibistii Qalbi-dhagax, xilli wasiir hadlay

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.