DEG-DEG: Cali Xaaji Warsame oo mowqif adag ka qaatay shirkii Kismaayo, cabdiweli Gaas ku tilmaamay hogaamiyihii ugu xumaa abid.

Siyaasi, Cali Xaaji Warsame oo kamid ah siyaasiyiinta reer Puntland ayaa War murtiyeedkii Kismaanyo kasoo baxay ku tilmamay go’aan xun oo aan loo dhamayn islamarkaana aan sii jiri doonin.

 

Post Comment