DEG DEG+MUUQAAL-Mid kamid ah hotelada Garoowe oo ciidan lagu ururiyey iyo tababar xoogan oo u furmay

Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe tababar ugu qabatay qaar kamid ah ciidanka booliska iyo kuwa socdaalka Puntland sidii ay u ilaalin lahaayeen una dhaqangelin lahaayeen xeerka qaxootiga Puntland.

DAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.