DAAWO-Ra’iisul Wasaare Khayre oo u adkaysan waayey xaaladda dalka sheegayna inaan loo dulqaadan doonin ciddii

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul oo aan hore loo arag uga hadlay siyaasadda dowladda Federaalka iyo xukuumadda uu hoggaamiyo ku socdaan.

Xasan Cali Kheyre oo caawa ka hadlyay munaasabad lagu xusayay maalinta Calamka Soomaaliyeed oo lagu qabtay garoonka kubadda koleyga Muqdisho ayaa sheegay inaysan dhici doonin inay noqdaan madax markii is qabqabsi yimaado albaabada soo xirta oo khalkhal la geliyo.

DAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.