DEG DEG: Cabdiraxmaan Cirro oo ku dhawaaqay is casilaad, miyuu ka tanaasulay tartankii madaxweynaha.

Ku:- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland

Og:- Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada

Ujeedo:- Banayn Xubinimadii Golaha Wakiilada Somaliland

Mudane Gudoomiye

Aniga oo ah mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), waxaan manta oo taariikhdu tahay 10.October, 2017 iska casilay xubinimadii Golaha Wakiilada Somaliland.

Waxaan Gole waynaha u rajaynayaa guul,shaqo wanaagsan iyo xil gudasho wanaagsan,sidoo kalena waxaan Illaahay ka rajaynayaa inuu quweeyo dalkeena Somaliland,dadkiisana Barwaaqo ku mannaysto.

Allah Mahad Leh

Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).

Post Comment