DEG-DEG: Puntland oo qolyaha kasoo horjeestay dekeda Bosaso wareejinteeda iyo horumarka ku dartay liiska argigixisada.

Wasiirka warfaafinta Puntland, Cabdi Xirsi Cali Qarjab, ayaa maanta shaaciyay inay ururada argigixisada ula mid yihiin qolyaha kasoo horjeeda in dekeda Bosaso la horumariyo.

Halkaan ka dhegayso codka Qarjab.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.