DEG DEG+DHEGAYSI-Dil aano ku salaysan oo kadhacay gobolka Karkaar iyo xal loo raadinayo

Wararka aanu kahelayno gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegaya in maamulka gobolkaasi uu ku howlan yahay sidii uu qaboojin lahaa dil ku salaysan aano qabiil oo labo beri kahor kadhacay agagaarka deegaanka Rako-raaxo ee gobolka Karkaar.

DHEGAYSO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.