DEG DEG+SAWIRRO-Puntland oo maanta dab qabad siisay lacagtii ugu badnayd, cidda lahayd+halka laga keenay

Wasiirka Maaliyada dowladda Puntland Abdulahi Carshe maamulka gobolka Bari iyo kan degmada Boosaaso ayaa maanta dab qabadsiiyay lacag faaliso ah oo ku jirtay bangiga dhexe ee dawlada puntland.

Lacagta la gubay ayaa tira ahaan dhamayd lix boqol oo malyan iyo shan boqol oo shilinka somaliga ah, wasaarada maaliyada puntland ayaa mudooyinkii ugu danbaysay ku jirtay dadaalo lagu xalinayo sicir bararka iyo soo afjarka lacagaha faalisada ah iyo mida ka timaada gobolada kale ee dalka.

Waxaan si aad ah u muuqata tan iyo markii wasiir Abdullahi Arshe Wasiirka Maaliyadda iyo loo magcaabay wasaarada dadaaladii u sameeyay in ay yaraaratay cabashadii bulshada ee dhanka sicir bararka iyo ka cabashada kala sooca lacagta, wasiirka ayaana weli wada qorshayaal badan oo lagu xasilanayo xaalada dhaqaalaha puntland.

SAWIRRO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.