Maamulka Hargeysa oo xabsiga dhigay wiil ku labisnmaa surweel calanka Soomaaliya ka muuqdo.

Iyadoo maanta lagu jiro maalinta calanka Soomaaliyeed la hindisay, ayaa maanta maamulka Somaliland waxay xabsi dhigeen wiil dhalinyaro ah oo ku labisnaa calanka Soomaaliyeed.

Askari katirsan ciidanka booliiska ayaa suuqa ka dhex qabtay wiilkaan, kadibna wuxuu u kaxeeyay saldhiga booliiska. kadib taliyaha saldhiga haystay ayaa amray in la xiro.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.