DEG-DEG: DAAWO: Safiiradda beesha caalamka oo si degdeg ah u booqday guriga Cabdiraxmaan Cirro oo ay wararku sheegayaan inuu……

DEG-DEG: DAAWO: Safiiradda beesha caalamka oo si degdeg ah u booqday guriga Cabdiraxmaan Cirro oo ay wararku sheegayaan inuu……

 

Safiiradda beesha caalamka ee ku sugan magaalada Hargeysa ayaa maanta gurigiisa ku booqday Cabdiraxmaan Cirro oo  ah murasharax ugu cad cad inuu ku guulaysto doorashada madaxtinimada Soomaaliland.

 

Socdaalka beesha Caalamka ayaa salka ku haya cabasho ka timid xisbiga Waddani oo ka dacwoonaya in xad gudub lagu sameeyay wakiilada u qaabilsan la socodka codbixinta doorashada iyo in la xiray sarkaal xisbigooda ka tirsanaa.

 

Hallaan ka daawo

 

 

Post Comment