DEG-DEG: Dowladda Maraykanka oo soo bandhigtay liiska magacyada hogaamiyaashii Shabaab ee la dilay iyo kuwii la qabtay.

DEG-DEG: Dowladda Maraykanka oo soo bandhigtay liiska magacyada hogaamiyaashii Shabaab ee la dilay iyo kuwii la qabtay.

Warbaahinta Puntland ayaa hesha liiska hogaamiyayashii iyo madaxdii kooxda Alshabab laga dilay intii u dhexeysay 2007 iyo 2017.

 

Liiskaan waxaa soo bandhigay dowladda Maraykanka, gaar ahaan wasaaraddeeda gaashaandhiga.

 

Liiskaan ayaa isugu jira hogaamiyaal la dilay iyo kuwo la qabtay, waxaana kamid ah magacyo aan horey saxaafada looga maqal.

 

Liiskaan waxaa lafa garanayaa hogaamiyayaal badan oo Alshabaab katirsanaa sida Axmed Godane oo ahaa hogaamiyihi ugu sareeyay ururka Alshabab iyo rag kale oo Xasan Daahir Aweys kamid yahay oo ku jira liiska la qabtay.

 

Halkaan hoose ka akhriso.

 

 

Post Comment