DEG-DEG: Madaxweynihii ugu waqti dheeraa qaarada Afrika oo inqilaab xilkii looga tuuray, lagu amray inuu dalka ka baxo.

Wararka nagasoo gaaraya dalka Zimbabwe  ayaa sheegaya in inqilaab xilkii looga tuuray madaxweynihii dalkaasi Robet Mugabe, kaasoo muddo ka badan 40 sano hya xukunka dalkaas

 

Inqilaabkaan ayaa lagu waramaya inuu ka dambeeyay taliyaha ciidanka difaaca General Constantino Chiwenga.

 

Hase yeeshee xisbigiisa Sanu-PF ayaa kasoo horjeestay inqilaabkaan lagu riday Mugabe, waxayna sheegeen inay u dhimanayaan sidii ay udifaaci lahaayeen inuu kursiga sii joogo Mugabe.

 

Xaalad kacsanaan ah ka jirta magaalada Harara ee caasimadda Zimbabwe, iyadoo la arkayo gaadiidka dagaalka ee ciidanka milatariga oo gudaha usoo galay magaalada.

 

Mugabe oo haatan da’diisu tahay sagaashan iyo labo jir, ayaa sii shaaciyay inuu usii tartamidono mar kale xilkaas sanadka dambe ee 2018.

 

wixii faahfaahin naga suga.

 

 

 

 

 

Post Comment