DAAWO SAWIRRADA-Shaqsiyaad dhowr ah oo loo qabtay qarixii lagu hoobtay ee Zoobe.

Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa soo bandhigtay sawiradda afar qof oo loo qabtay qaraxii 14-kii bishii aynu soo dhaafnay ka dhacay isgoyska Zoobe ee Magaaladda muqdisho.

Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaliya Eng Cabdiraxman Omar Cusmaan (Yariisow) ayaa xaqiijiyay afarta qof ee Hay’adda amniga gacanta ku hayaan  ay yihiin kuwii ka dambeeyay qaraxa islamarkaana ay ka Tirsan yihiin dagaalyahanadda Xarakadda Al-shabaab.

  1. Mukhtar Mohamud Hassan (Gardhuub) –
  2. Abdiweli Ahmed Dirie (Abdiqani) oo ahaa madaxa qaraxyada Gobolka Benaadir, marka uu Gardhuub amarka ka yimaado .
  3. Hassan Aden Isaaq, oo ahaa darawalkii gaariga Noha-da, ahaana isku xirihii weerarka 14ka Oct, inta uusan wareejin Noha baa la qabtay.
  4. Ali Yusuf Wa’eys (Duale) oo ahaa shaqsigii loo diyaariyey inuu Noohada isku qarxiyo

 

SAWIRRO

Post Comment