WAR DEG DEG AH-Weerar culus oo lasoo qaaday oo sababay dhimashada 4 ruux iyo dhaawaca tobanan kale.

Ugu yaraan afar ruux ayaa lagu soo waramayaa inay naftooda ku waayeen halkan tobanaan kale oo ay carruuri kujirtana ay ku dhaawacmeen toogasho kadhacday gobolka California ee dalka Maraykanka.
Toogashooyinkaani ayaa kadhacay dhowr goobood oo kuyaal ismaamulka Tehama ee gobolka California sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka ee gobolkaasi.

 

WARAR KALE

Waa maxay mowqifka beesha Hawiye ee doorashada beesha Isaaq.

DAAWO SAWIRRADA-Shaqsiyaad dhowr ah oo loo qabtay qarixii lagu hoobtay ee Zoobe.

Post Comment