Aniso Xaaji Muumin.” Reer Barigu diyaar uma ahan madaxtinimada Puntland, Maxamuud Saleebaan cid uga rooni ma jirto.

Wasiirkii hore ee haweenka Puntland, Aniso Cabdiqaadir Xaaji Muumin, oo wayaahaan dambe aad uga hadasha arrimaha siyaasada Puntland runta daaha ka rogta, ayaa markii horeysay waxay ka hadashay rabitaanka shacabka Puntland ee hogaaminta 2019.

Ex-Wasiir Aniso oo shacabkeeda kala hadasha page-keeda Facebook oo ay ku xiran yihiin in ka badan 20,000 dad ah ayaa waxay soo bandhigtay talooyinkeeda ku aadan cida ugu haboon ee Puntland taladeeda qaban karta sannadka 2019.

Talooyinka ay soo bandhigtay waxaa kamid ah, inay dooratay inuu qof kasoo jeeda beesha Maxamuud Saleebaan, oo laakiin reer Bari ah uu qabto talada madaxtiniamda Puntland.

Waxaa kale oo ay sheegtay inaanu beelaha kale ee reer Bariga ah udiyaarsanayn inay waqtigaan Puntland hogaamiyaan.

 

Screenshot

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Mar wax laga weydiiyay sababta ay ku dooratay Maxamuud Saleebaan waxay ku jawaabtay.

 

One thought on “Aniso Xaaji Muumin.” Reer Barigu diyaar uma ahan madaxtinimada Puntland, Maxamuud Saleebaan cid uga rooni ma jirto.

  1. Anisa maxaabooskeedi looga qaadey, maalin kasta war cusub bey keeneysaa, wey soo shaqeysey runtii, waana qof wadaniyad ah . Boos kale in lageeyey xaq u leedahay.

    Reply

Post Comment