DEG-DEG:- SAWIRRO: Ciidanka Falastiiniyiinta oo Jihaad isku diyaariyay iyo madaxwyenaha Turkiga oo ku dhowaaqay..

Wararka ka imaanaya Wadanka Turkiga ayaa waxey sheegayaan in Amiirul mu’miniin Rajab Dayyib Ordogan uu diyaarinayo ciidan kuwaasoo loogu magac daray جيش الإسلام iyagoo madaxa ugu xiran marooyin lagu qoray kalimada tawxiidka.

 

Sidoo kale Amiirul mu’miniin ayaa ku baaqay dawladaha muslimiinta in ay diyaariyaan جيش الإسلام oo macnaheedu yahay ciidanka muslimiinta.

 

Waxaa si dhaqsi ah uga jawaabtay dawladda Qadar iyadoo soo dhaweysay arinkaa.

 

Allahu akbar cizzigii muslimiinta wuusoo laabtay allah hanoo xifdiyo geesigeena Ordogan ..

Walaalahaaga muslimiinta farxada laqeybso oo gaarsii cid kasta gaalo wey jabtay awoodeena aan tusno.

 

Post Comment