PUNTLAND CUSUB 2019 Maxaa Laga Fili Karaa?

Raisulwasare Xasan Cali Khayre Ayaa Daah Furay Eray Bixin Cusub oo uu ugu Magacdary (SOOMALIYDA CUSUB ) Asbuucii Lasoo Dhaafay Sharaxaadna Ka Bixiyey Muhiimada Eray Bixinta Ayaa Ahayd ,Waabaa Ka Beryey Somaliya Xukuumadayduna Ma Ahaan Doonto Ku Wii Aad Taqaaniin Ee Waa Horseedka Dawladnimo Taam ah.

Hadaba Aan Ku Halqabsanee R/Xasan Cali Khayre Puntland ta Cusub 2019 ka Yaa Hogaamin Kara?

Barlamaan Tayo leh Aqoon iyo Siyaasad ahaana Dadka Iyo Dalkaba Matali kara.

Gudoon Baarlamaan oo Fiican Sucmad iyo Magacna Xanbaarsan.

Madaxweyne Laga Fiirsaday In uu Puntland ta Cusub Hogaaminkaro.

Xukuumad Wax Qabad ku Salaysan Qorshena Leh.

 

Jawaabta waxaan udeynay shacabka.

One thought on “PUNTLAND CUSUB 2019 Maxaa Laga Fili Karaa?

Post Comment