Sawirro-Masuul katirsan Puntland oo gobolka Bari ku geeriyoodey kadib dhaawaca rasaas..

Eebe Haunaxriisto Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Xaafuun Maxamed Muse Bahaleey Ayaa Xili Danbe Oo Xalay Ku Geeriyoday Isbitaalka Bosaso.

Marxuumka ayaa waxaa dhowaan dhaawac ka soo gaarey rasaas uu furay taliyaha saldhigga degmaaasi sida ay sheegayaan dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta qaar.

Taliyaha ayaa lasheegay in rasaasta uu kor u ridey si uu u kala cayriyey dad isaga weerar ku soo qaaday waxaana ay haleeshay gudoomiye ku-xigeenka oo ku sugnaa goobta.

Post Comment