DEG-DEG: SAWIRRO: Saddex nin oo katirsan Shabaab oo lagu qabtay Calmadow.

DEG-DEG: SAWIRRO: Saddex nin oo katirsan Shabaab oo lagu qabtay Calmadow.

 

Ciidanka Amniga Puntland PSF ayaa hawlgal ka dhan ah cadowga Al Shabaab ka fuliyey Buuraleyda deegaanka Harweyne  #ee Buuraha Calmadow.

 

Hawlgalkan ayay ciidanku ku soo qabteen 3 nin oo lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin ururka argagixisada Al Shabaab ee ku dhuumaalaysta Buuraha Cal Madow, Puntland,

 

Raggaan ayaa haatan waxaa gacanta ku haya ciidanka Amniga Puntland si loo mariyo baaritaano.

 

Ciidanka Amniga Puntland waxaa ka go’an in ay Puntland nabad ka dhigaan kana ciribtiraan kooxaha cadowga ah ee ku soo duulay.

 

Post Comment